Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed

Sawirka kore waa galabta iyo Tuliguuleed waana magaalada dhexdeeda iyo shacabkii oo ay murugo ka muuqato. Carruurta aad arkaysaa qaarkood waa AGOOM

Jigjiga iyo bandow horleh
LAAN-WILIF, DHAGAX-JAB, DHAQAYABOOR| tuloyinkaan isku dhow dhow ee hoos taga Degmada Galaadi
Guddoomiyaha cusub ee Ururka ONLF oo lagu soodhaweeyey Qabri Dahar & Dhagaxbuur

Sawirka kore waa galabta iyo Tuliguuleed waana magaalada dhexdeeda iyo shacabkii oo ay murugo ka muuqato.

Carruurta aad arkaysaa qaarkood waa AGOOMO aabbayaashood ay Oromadu hore u laysay, iminkana uu socdo dagaal Oramada oo kaashaneysa militariga Itoobiya at rabaan in ay kula wareegaan Tuliguuleed oo dadkeeda hore looga soo qaxiyey degmooyinka Tuliguuleed.

Shacabka deegaanka ayaan maanta lahayn maamul matala ama ka hadla duullaanka lagu hayo deegaanka Tuliguuleed.

Badanaa dadkii laga soo barakiciyey deegaanka Tuliguuled ayaa hadda ku dacdareysan hareeraha Jigjiga ayaga oo aan wax miciin ah ka helin maamulka Kilinka ama kan Jigjiiga.

Ciidamada Itoobiya oo kaashanaya maleeshiyaadka Oramada ayaa galabta la wareegay Tuliguuleed caawana gacanta ku haya.

Ciidamada Itoobiya oo kaashanaya Oramada oo galabta la wareegay Tuliguuleed,iyado caawa ay gacanta ku hayaan Tuladaas.

Diiwaanka wararka DDS
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: