RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed yaa muslimiinta wadanka la wadaagay hambalyada ciida Aladaxa oo Axada berri ah loo dabaaldagayo. Abiy Axmad yaa sheegay in midnimadu tahay xalka dhibatooyinka ka jira wadanka.

Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in wadajirka laga doorbido qaybsanaanta iyo colaada. Abiy Axmad yaa sheegay in dawladu ka shaqaynayso mideynta Muslimiinta Itoobiya madaama ay lagama maarman u tahay wadajirka dalka.

dhinaa kale Ra’isulwasaaraha Ayaa ka codsaday muslimiinta inla caawiyo bulshada saboolka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com