Madaxwaynaha DDS oo Xafiiska ku qaabilay Prof.Cabdi Xashi Ahmed (Sawiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxwaynaha DDS oo Xafiiska ku qaabilay Prof.Cabdi Xashi Ahmed (Sawiro)

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyan qaar kamida wasiirada deegaanka,masuuliyiin kale iyo xubno qurb

JIGJIGA OO AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY HANTIDHOWRKII GUUD EE DDS (Warbixin)
Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah
Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyan qaar kamida wasiirada deegaanka,masuuliyiin kale iyo xubno qurbajooga ayaa xafiiskiisa ku qaabilay aqoonyahan Pro.Cabdi Xaashi Axmed oo kamida aqoonyahanka deegaanka ee ku nool qurbaha.

Prof.Cabdi Xaashi Ahmed (shabeel) ayaa kamid ahaa aqoonyahankii deegaanka soomaalida kasoojeday ee dadaalka badan ugalay isbadalkii kadhacay deegaanka iyo dalkaba si dadka deegaankani uhelilahaayeen nidaam dowladeed oo tixgalinaya rabitaankooda islamarkana sooceliya midnimada umada soomaaliyeed iyo sidii shacabka deegaankani uhelilahaayeen dimuqraadiyad,sinaan,iyo cadaalad taasoo midhihii halgankaasi aqoonyahankani qaybta ka ahaa ee loosoo galay ay deegaanka ka muuqdaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: