Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyay xubnihii natiijooyin wanaagsan ka soo hoyiyay waxqabadkii 2011ka iyada oo xafladii gunaanadka ay ka dhacday barxada weyn ee guriga martida ee qaryaan dhoodaan.

Munaasabada waxaa khudbad ka jeediyeey Madaxweynaha Dowlad degaanka somaalida Itoobiya Mustafe Maxumad Cumar (Cagjar)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com