Wararkii ugu dambeyeey ee doorashadda Jubbaland (Daawo)

Wararkii ugu dambeyeey ee doorashadda Jubbaland (Daawo)

Magaalada kismaayo maalinta Beri ah waxaa ka dhici doonta doorashada madaxweynaha Jubaland oo labada garaba midaba midka kale uu soo dooranayo madaxweyne cusub .

dhanka kale musharaxiintii isbadal doonka ahaa ee ka soo horeeday garabka Axmed Madoobe waxa ay qudbadahooda ka hor jeediyeen maanta baarlamaankii ay golaha isbadal doonka soo doorteen.

doorashada jubaland ayaa waxaa ku hardamaya wadamada Kenya iyo Itoobiya oo dano siyaasadeed kale gobolkaasi,kuwaas oo kala taageersan dowladda dhexe iyo mamaulka Jubaland.

Hoos ka daawo Warbixin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com