Author: Xasan

1 479 480 481 482 483 509 5772 / 6107 POSTS
Madaxweyne Farmaajo oo  Istanbul ka dagay

Madaxweyne Farmaajo oo Istanbul ka dagay

Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya mudane  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loo shaacin waxa uu ku tagay magaalada Istanbul ee  [...]
Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)

Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)

Naciimo Bashiir oo 15 jir ah  kuna nool deegaanka Goobweyn ee gobolka jubada hoose, ayaa sun ku dishay Ayeeyadeed Hooyo oo ay guriga ku wada noolaayee [...]
Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo Yaasiin C/samad oo xilkii la wareegay (dhegayso)

Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo Yaasiin C/samad oo xilkii la wareegay (dhegayso)

Duqa cusub ee degmada Gaalkacyo Yaasiin C/samad  ayaa xilikii kala wareegay duqii hore ee degmada  Maxamuud Yaasiin Tumey . Munaasibada xilwareejin [...]
Soomaaliland oo ku kala qayb santay  wada hadalka dowladda Fadaraalka (dhegayso)

Soomaaliland oo ku kala qayb santay wada hadalka dowladda Fadaraalka (dhegayso)

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uusan xaq ulahayn in uu yiraahdo [...]
Dib udhac ku yimid doorashadii Koonfur Galbeed

Dib udhac ku yimid doorashadii Koonfur Galbeed

Guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay maanta in uu dib udhac ku yimid doorashada madaxweyne ee maamulka Koonfur [...]
Bosaaso oo maanta lagu soo dhaweeyay Musharax Siciid C/laahi Dani (dhegayso+Sawiro

Bosaaso oo maanta lagu soo dhaweeyay Musharax Siciid C/laahi Dani (dhegayso+Sawiro

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu soo dhaweeyay musharax madaxweyne  Puntland 2019  ,Siciid C/laahi Dani . Garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosa [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Ciidamadii Ururka ONLF oo Jigjiga ka dagay  (Sawiro)

Ciidamadii Ururka ONLF oo Jigjiga ka dagay (Sawiro)

Magaalada Jigjiga ee dowladd deegaanka Itoobiya waxaa goor dhawayd ka soo dagtay Itoabiya Airlines, oo siday Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soom [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Muuqaalka Bulshada: Daaweynta  xanuunada jinka  iyo  sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Daaweynta xanuunada jinka iyo sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga r [...]
Gaas oo  Qaramada Midoobay ka aqbalay in uu la heshiiyo Soomaaliland iyo Daljir oo ogaatay sababta

Gaas oo Qaramada Midoobay ka aqbalay in uu la heshiiyo Soomaaliland iyo Daljir oo ogaatay sababta

iyaadoo wali Puntland iyo Soomaaliland ay isku hor fadhiyaan mudu ka badan 10 bilood deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ,dhowr jeer  uu dagaal ku dhexm [...]
Buuhoodle oo maanta laga xusay Mowliidka NNKH (dhegayso+Sawiro

Buuhoodle oo maanta laga xusay Mowliidka NNKH (dhegayso+Sawiro

Xuska dhalashada Nebigeena suuban Nabadgelyo, iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee ayaa siweyn looga xusay magaalada Buuhoodle, goobo kala duwan ayay ka [...]
1 479 480 481 482 483 509 5772 / 6107 POSTS