Bosaaso oo maanta lagu soo dhaweeyay Musharax Siciid C/laahi Dani (dhegayso+Sawiro

Bosaaso oo maanta lagu soo dhaweeyay Musharax Siciid C/laahi Dani (dhegayso+Sawiro

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu soo dhaweeyay musharax madaxweyne  Puntland 2019  ,Siciid C/laahi Dani .

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso waxaa ku soo dhaweeyay dadweyne fara badan oo sitay calanka Puntland iyo kan Soomaaliya  .

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com