Muuqaalka Bulshada: Daaweynta  xanuunada jinka  iyo  sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)

HomeWararka

Muuqaalka Bulshada: Daaweynta xanuunada jinka iyo sixirka iyo Xarunta Al-Cilaaj Daar -Taqwa (dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga r

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno riday
Xiildhibaan Kulane Jiis oo ka hadlay Burburka Ciidanka Xooga dalka soo gaarey
Dhahar iyo Dhulka Hoosyimaada oo Xareeddu Buux Dhaaftay

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca dadka, sida Jinka ,sixirka iyo Umu sibyaanka , waxaan marti ku ah maamul xarunta Al-cilaajDaaru taqwa ee Bosaaso .

wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

kala xirir wixii faah faahin ah 0907783679

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: