Madaxweyne Farmaajo oo Istanbul ka dagay

Madaxweyne Farmaajo oo  Istanbul ka dagay

Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya mudane  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loo shaacin waxa uu ku tagay magaalada Istanbul ee  caasimada dalka Turkiga.

Madaweyne Farmaajo ayaa Istanbul waxa uu kula kulmi doonaa dhigiisa dalka Turkiga Receb Tayyib Erdogan.

Madaxda labada dhinac ayaa ka wada hadli doona xiriirka soo jireenka ah ee Turkiga iyo Soomaaliya oo maalmihii udambeeyay uu gaabis  ku yimid.

 

Madaweyne Farmaajo ayaa safar qaatay mudo sadax maalmood ah waxa uu kutagay dalka Talyaaniga ,wuxuuna halkaasi kula kulmay madaxda ugu saraysa dalkaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com