Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)

Naciimo Bashiir oo 15 jir ah  kuna nool deegaanka Goobweyn ee gobolka jubada hoose, ayaa sun ku dishay Ayeeyadeed Hooyo oo ay guriga ku wada noolaayeen .

Gabadhan ayaa lasheegay in sababta ay u sumaysay Ayeeyadeed ay ahayd in markasta ay ku qaylin jirtay ,waxayna go,aansatay in ay soo iibsato sunta Beeraha ,dabadeedna ay cashada ugu dartay.

Ciidamada amniga ee mamaulka Jubaland ayaa soo qabtay gabadhan , waxaa meedka Ayeeyadeed loo soo qaaday magaalada Kismaayo.

Dadka deegaanka ayaa arintan aad uga carooday .

Sawiro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com