Author: Xasan

1 475 476 477 478 479 509 5724 / 6107 POSTS
Baarlamaanka oo Ansixiyay   Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Baarlamaanka oo Ansixiyay Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyay maanta  xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda , dood dheer kadib kulankii maanta ay yesheen. Xeerkan ayaa w [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Dowrka isimada Puntland iyo khilaafka  ka dhashay Guddiyada is khilaafsan ee la magacaabay (dhegayso)

Dowrka isimada Puntland iyo khilaafka ka dhashay Guddiyada is khilaafsan ee la magacaabay (dhegayso)

Garaad Cabdilaahi Garaad Maxamuud oo maanta nagu so booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso, ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay magacaabista gudiga khi [...]
Ceel Dhaarir :Caruur iyo Haween ku sumoobay Caano ay cabeen ( dhegayso)

Ceel Dhaarir :Caruur iyo Haween ku sumoobay Caano ay cabeen ( dhegayso)

Uguyaraan 45 qof ayaa ku sumoobay degaanka Ceel-Daahir ee gobolka Bari,kadib markii ay ku sumoobeen  caano ay cabeen. Dadkan ku sumoobay caanaha ay [...]
Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay  Camey  (dhegayso)

Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay Camey (dhegayso)

Iyadoo uu cirka isku shareeray khilaafkii ka dhashay magacaabistii Guddiga Ansixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuna qayb sameen Musharaxiin [...]
Ciidamada dowlada oo garab ka helaya Mareykanka oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

Ciidamada dowlada oo garab ka helaya Mareykanka oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya oo ka shanaya Ciidamada Mareykanka ee ku sugna dalka Soomaaliya ayaa weerar qorshaysnaa waxa ay ku [...]
Muuqaalka Bulshada: Mareykanka oo 28 sano kadib safaaradii Soomaaliya dib ufuray ( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Mareykanka oo 28 sano kadib safaaradii Soomaaliya dib ufuray ( dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga r [...]
Wacaal daray ah: Camey  oo magacaabay guddi khilaafaadka doorashada oo lid ku ah kii Gaas (wareegto)

Wacaal daray ah: Camey oo magacaabay guddi khilaafaadka doorashada oo lid ku ah kii Gaas (wareegto)

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa goor dhawayd shir jaraaid ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaal [...]
Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)

Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo maanta  lagu soodhaweeyay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ka hadlay amaandarada magaalada Bosaaso  iyo dilalk [...]
560 Arday oo ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika Bossaso (dhegayso)

560 Arday oo ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika Bossaso (dhegayso)

Arday gaaraysa 560 Arday ayaa maanta ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Bosaaso, waxaan hoolka Jaamacada lagu qabtay xaflad ballaara [...]
Wacaal daray ah: Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Doorashada Puntland

Wacaal daray ah: Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Doorashada Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada. Guddiga xalinta k [...]
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagaxdhigay Garoon casri ah (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagaxdhigay Garoon casri ah (dhegayso)

Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu  maanta Garoowe ka dhegaxdhigay dhismaha cusub ee xarun ciyaareed taas oo [...]
1 475 476 477 478 479 509 5724 / 6107 POSTS