Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagaxdhigay Garoon casri ah (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagaxdhigay Garoon casri ah (dhegayso)

Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu  maanta Garoowe ka dhegaxdhigay dhismaha cusub ee xarun ciyaareed taas oo lagu soo kordhin doono Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe.
wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com