Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay Camey (dhegayso)

Xubin iska casishay Guddigii uu soo magacaabay  Camey  (dhegayso)

Iyadoo uu cirka isku shareeray khilaafkii ka dhashay magacaabistii Guddiga Ansixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuna qayb sameen Musharaxiinta  utaagan doorashada Puntland  2019, ayaa waxaa maanta iscasilay xubin ka mid ah Guddigiii uu soo magacaabay madaxweyne kuxigeenka Puntland Injiner C/xaaji Cumar Camey .

Axmed Aadan Carab  oo kamid ahaa xubnihii Camey uu magacaabay oo maanta lahadlay Warbaahinta  ayaa faah faahin ka bixiyay sababta uu xubinimada isga casilay.

Waa markii ugu horaysay ee Puntland khilaaf noocan oo kale ah uu soo kala dhex galo madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com