Wacaal daray ah: Camey oo magacaabay guddi khilaafaadka doorashada oo lid ku ah kii Gaas (wareegto)

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa goor dhawayd shir jaraaid ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Garoowe. Camey ayaa shirkiisa jaraa’id waxaaa ku weheliyey qaar kamid ah musharaxiinta u taagan doorashada Puntland ee 2019.

Madaxweyne Camey waxa uu ku dhawaaqay Guddi lid ku ah kii kale oo khilaafaadka doorashada Puntland ee Madaxweyne Gaas magacaabay isaga oo sheegay in  guddigan uu magacaabay uu kala tashaday Musharrixinta doorashada Puntland ee 2019.

Guddigan ayaa sidoo kale ka kooban 8 xubnood .

Hoos ka akhriso.

Daljir kala soco warar xaqiiqo ah.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com