Category: Ololaha Doorashooyinka Puntland – Cali Xaaji 2019
-
Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)
iyadoo ay isa soo tarayaan Hambalyada loo dirayo Madaxda cusub ee Puntland ayaa Ugaas Axmed Barre Taakooy oo kusugan degmadda Balanballe una jooga howlo nabadeen ah waxaa uu Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilim Axmed Karaash. Dhinaca kale Ugaas Axmed Barre Taakooy ayaa baaq nabadeed u diray…
-
Musharax Cali Xaaji “Ilaalinta ammaanada shacabka ayaan xoogga saarayaa”
Musharax madaxwayne Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu sheegay ammaanka, ilaalinta hantida shacabka iyo la dagaalanka musuqa inuu xoogga saari doono. Cali Xaaji ayaa dhanka kalle sheegay in horay uu usoo shaqeeyey waxbadan soo qabtay, haddana uu doonayo inuu mar kalle bulshada sida ugu wanaagsan inuu ugu shaqeeyo.
-
Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn (daawo)
Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn … mid uu diir naxayn dadku doonayaan … nin diin leh baa dadka hagi karee! https://www.facebook.com/RDaljir/videos/235376247366510/?t=2
-
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo wareysi uu siiyey Radio Daljir ku bayaamiyey doorashada Puntland iyo damaciisa waxqabasho haddii la doorto (dhegayso)
Cali Xaaji Warsame wuxuu ka mid yahay musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ee loo ballansanyahay dhiciddeeda 8da bisha Jannaayo ee 2019ka, horayna waxaa uu uga soo mid noqday musharraxiinta kursiga madaxweynaha Puntland u tartamay doorashadii middaan ka horraysay ee 2014kii, taasoo lagu doortay madaxweynaha xil-hayntiisu dhammaadka tahay hadda ee Cabdiweli Maxamed…
-
Waraysi Musharrax Cali Xaaji Warsame: “Maalinkii Gaas xilka la wareegay doolarku wuxuu ahaa 22kun maantana waa 37kun oo Shilin” (daawo)
-
Musharrax Cali Xaaji: “Puntland waxay gaari doontaa in qof walbaa codeeyo … micno ma leh qof qabiil lagu soo doorto” (daawo)
Islaan Ciise oo la dardaarmay issimadda Puntland iyo Guddiga khilaafadka
-
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay Muhiimada dhalinyarada dalka u leeyihiin (Daawo)
-
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (sawirro)
Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa hoygiisa Gaalkacyo ku booqday islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax. Islaanka iyo Musharraxa ayaa iska waraystay xaaladda Puntland, arrimaha doorashooyinka iyo hannaanka siyaasadeed ee dalka. Musharrax Cali Xaaji Warsame ayaa isla maanta booqday deegaanka Heema, waxaana uu booqday xarumaha Dugsiyada iyo Garoonka Diyaaradaha Heema, isago halkaas…
-
Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)
Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu tageerayeey Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali Xaaji Warsame. Munaasabada Tageero Muujinta Cali Xaaji Warsame waxaa ka qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshadda Gaalkacyo iyo qaar kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug. Wariye Ibraahim Karaama Ayaa Warbixintan Gaalkacyo kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1bab68010100f1f84a59a4/warbixin+lagutagerayo+musharax+cali+xaaji+warsame+gaalkacyo+by+ibraahim+karaama.mp3…
-
Bulshadda & Ardayda Garoowe oo Su’aalo Waydiyeey Musharrax Cali Xaaji (Daawo)
-
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo khudbad u jeediyeey bulshadda iyo ardayda Garoowe (daawo)
-
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)
Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali xaaji warsame oo waayahaan socdaalo ku marayey gobaladda iyo degmooyinka Puntland ayaa caawa kulan balaaran la qaatay bulshada kuna qabtay Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garoowe. Cali xaaji warsame ayaa kulanka ku soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee Puntland iyo arrimaha doorashooyinka Puntland 2019. Musharrax Cali Xaaji ayaa kaga hadlay mowduuc…