Ciidamada dowlada oo garab ka helaya Mareykanka oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

Ciidamada dowlada oo garab ka helaya Mareykanka oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya oo ka shanaya Ciidamada Mareykanka ee ku sugna dalka Soomaaliya ayaa weerar qorshaysnaa waxa ay ku qaadeen xalay xarun Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka Shabeellaha Hoose .

Weerarka ayaa ka dhacay degmada Owdhiigle ,lamana xaqiijin karo ilaa iyo haatan khasaaraha dhabta ah ee uu weerarkan dhaliyay .

Mareykanka  ayaa  ciidamada Soomaaliya ka caawiyay dagaalka Al-shabaab ,waxayna siiyaan taba baro iyo qalab Milatari.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com