560 Arday oo ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaHIIGSI & HAYAAN

560 Arday oo ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika Bossaso (dhegayso)

Arday gaaraysa 560 Arday ayaa maanta ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Bosaaso, waxaan hoolka Jaamacada lagu qabtay xaflad ballaara

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 34aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 17aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 36aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Arday gaaraysa 560 Arday ayaa maanta ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Bosaaso, waxaan hoolka Jaamacada lagu qabtay xaflad ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen maamulka gobolka, kan degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Waa dufcaddii 18aad oo ka qalinjabisa Jaamacada Bariga Afrika.

Wariyaheena Daljir Bosaaso Cabdixakiin Jookar ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Hoos ka dhegayso.

Sawiro.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: