Baarlamaanka oo Ansixiyay Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Baarlamaanka oo Ansixiyay   Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyay maanta  xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda , dood dheer kadib kulankii maanta ay yesheen.

Xeerkan ayaa waxaa Ansixiyay 167  Xildhibaan  oo cod gacan taag ah ku ansixiyay, waxaana ka aamusay  1 Xildhibaan , waxaana  diiday  2 Xildhibaan ,sidaasi ayuuna Ansax ku noqday .

 

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaana ku dhawaaqay natiijadii codaynta .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com