Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)

Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo maanta  lagu soodhaweeyay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ka hadlay amaandarada magaalada Bosaaso  iyo dilalka qorshaysan ee loo gaysanayo haldoorkii ummadda.

Cali Xaaji ayaa sheegay in wax laga xumaado ay yahay in ganacsatadii Puntland laga qaado lacago baad ah, qaarkoodna ay magaalada isaga cararaan baqdin darteed.

Waxa uu balan qaaday in haddii uu xilka ku guulaysto aysan dhici doonin in qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo magaalada Bosaaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com