Author: Xasan

1 435 436 437 438 439 509 5244 / 6107 POSTS
Ciidamada Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku soo dhigay nin Mobil ku dilay gabar 21 sano jir ah

Ciidamada Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku soo dhigay nin Mobil ku dilay gabar 21 sano jir ah

Ciidamada amniga ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay Nin habeen ka hor magaalada Gaalkacyo ku dilay nimco Cumar Shire oo ahayd gabar ardayad [...]
Isbitaalda degmada Xarfo oo la gaarsiiyay qalab caafimaad (dhegayso)

Isbitaalda degmada Xarfo oo la gaarsiiyay qalab caafimaad (dhegayso)

Isbitaalka cusub ee degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa loogu deeqay qalab caafimaad oo loogu talagalay in bulshada loogu adeego. Qalabkan ayaa wa [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Baraha Ciidanka Amnigu ku leeyihiin wadooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Baraha Ciidanka Amnigu ku leeyihiin wadooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer kedis ah ku tegay baraha ay waddooyinka Muqdisho [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Dalji [...]
Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa meeraysane ee Garoowe (Sawirro)

Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa meeraysane ee Garoowe (Sawirro)

Meherad laga cunreeyo oo ku taalay bartamaha suuqa meeraysane ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka kacay maanta dab gaystay khasaare hantiyeed inkastoo [...]
Guddiga dib u habaynta gobolka Mudug maxay ka badali karaan xaalada gobolka (dhegayso)

Guddiga dib u habaynta gobolka Mudug maxay ka badali karaan xaalada gobolka (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa inta uusan uamba bixin dalka Shiinaha waxa uu magacaabay guddiga dib u habaynta Hay,adaha dowladda e [...]
Faah faahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo lagu dilay xubno katirsan Al-shabaab

Faah faahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo lagu dilay xubno katirsan Al-shabaab

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee ciidamada AFRICOM ayaa lagu sheegay in 3 xubnood oo Shabaab ah lagu dilay weerarkan ka dhacay buura [...]
Dowladda Holland oo aqoonsatay Baasaboorka Shaqada iyo Diblomaasiga ee Soomaaliy

Dowladda Holland oo aqoonsatay Baasaboorka Shaqada iyo Diblomaasiga ee Soomaaliy

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Holland ay si rasmi ah u aqoonsatay in dalkeeda [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Amniga Muqdisho oo si wayn loo adkaynayo

Amniga Muqdisho oo si wayn loo adkaynayo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir gudoominayey kulan Looga hadlay Amniga Caasimada Muqdisho [...]
Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)

Madaxwayne Waare oo kulan la yeeshay saraakiil sare oo tirsan Qaramada Midoobay (Sawiro)

Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa Magaalada Baladwayne waxa uu kulan kula yeeshay Saraakiil sare oo [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-9958 [...]
1 435 436 437 438 439 509 5244 / 6107 POSTS