Ciidamada Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku soo dhigay nin Mobil ku dilay gabar 21 sano jir ah

HomeWararka

Ciidamada Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku soo dhigay nin Mobil ku dilay gabar 21 sano jir ah

Ciidamada amniga ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay Nin habeen ka hor magaalada Gaalkacyo ku dilay nimco Cumar Shire oo ahayd gabar ardayad

Ciidamo katirsan Puntland oo xirfadooda kor loogu qaadayo Garoowe (daawo)
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO KA DIGEYN BANAAN BAXYO MUQDISHO LAGA QABAN QAABINaYO
Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ka cafiyay deyntii uu ku lahaa

Ciidamada amniga ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay Nin habeen ka hor magaalada Gaalkacyo ku dilay nimco Cumar Shire oo ahayd gabar ardayad oo dilkeeda loo adeegsaday Toorey.

Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo warasi gaar ah siiyay maanta radio Daljir ayaa sheegay in gacanta dowladda uu ku jiro ninkan sharcigana la soo taagi doon.

Alaha unaxariisteen Nimco Cumar ayaa shalay lagu aasay duleedka magaalada Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: