Author: Xasan
-
Wacaal Darey ah: Askari ka tirsan ciidamada Booliska gobolka Bari oo Bosaaso lagu dilay
Kooxo baastoolado ku hubaysan ayaa caawa isgoska xalwo Banaadir ku toogtay askari katirsan ciidamada Booliska gobolka Bari oo lagu magcaabo Sharmaarke Axmed Waabari,halka mid kalena lagu dhaawacay weerarkan. Askarta la weeraray ayaa watay gaari nooca Barabokista loo yaqaan oo uu ku buufisnaa calaamada Booliska kuwaas oo dhawaan loo qaybiyay saldhigyada ciidamada Booliska ee gobolka Bari.…
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Falanqeyn: Muxuu salka ku hayaa cadaadiska Kenya ee Soomaaliya ?
D.r yaasiisn Faarax Cartan oo falanqeeya arimaha siyaada caalamka iyo Soomaaliya ayaa waxaan wax ka waydiinay sabata ka dambaysa xiritaanka Xawaaladaha Soomaalida ee Nayroobi iyo xiriirka siixumaanaya ee Soomaaliya iyo Kenya iyo waxa uu salka ku hayo? Kenya waxa ay sheegtay in ay baaritaan ku samaynayso Xawaaladaha Soomaalida ee Kenya iyo sharciyadooda. Dhanka kale magaalada…
-
Wacaal Darey ah: Kenya oo albaabada isugu dhufatay qaar xawaaladihii Soomaalida ee Nayroobi
Ciidamada amniga ee dowladda Kenya ayaa goor dhawayd waxa ay albaabada isugu laabeen dhammaan xawaaladii Soomaalida ee ku yaalay magaalada Nayroobi ee caasimada Kenya, marka laga reebo shirkada Dahabshiil. Dahabshil ayaa waxaa leh qoys ka soojeeda Somaliland. lama oga sababta ay u xireen laamaha amniga ee dalkaasi kenya xawaaladaha Soomaalida, balse warar aya sheegaya in…
-
Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Gaalkacyo (daawo)
https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/1035798839946907/
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Saldhiga bartamaha ee degmada Taleex oo dayacan iyo maxaabiista oo lawaayay meel lagu xiro (dhegayso)
Taliyaha ciidamada Booliska ee degmada Taleex ee gobolka Sool Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in wax laga qabto burburka xoogan ee ka muuqda saldhiga Booliska ee degmada Taleex ee gobolka Sool oo uu sheegay in aysan jirin meel ku haboon oo lagu xiro maxaabiista. Dhegayso.
-
Waa imisa tirada ardayda u fariisatay Imtixaanka degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ? (dhegayso)
Wafdi uu hogaaminayo agaasimaga guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ayaa kormeer ku tagay dugsiyada Sare iyo dhexe ee degmada Dhahar ee gobolka Sanaag oo ay si habsami leh uga socdaan Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland. Ujeedada wafdiga ay utageen degmada ayaa ahayd sidii ay ugu kuur…
-
Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo booqday deegaanka Yube ee gobolka
Qaar kamid ah golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay deegaanka Yube ee gobolka Sanaag. Booqashada wasiiradan ayaa salka ku haysay sidii loo dhiiri galin lahaa ciidamada Puntland ee ku sugna jiida hore ee dagaalka. Wasiiradii booqashada ku tagay deegaanka Yube waxaa hogaaminayay wasiirka waxbarashada Puntland iyo Guudoomiyaha gobolka Sanaag Maxmuud Ismaaciil Ciyoon…
-
(Dhegayso) Wasiirka maaliya Soomaaliya oo ka hadlay halka ay marayso deen cafinta Soomaaliya
Wasiirka wasaarada maaliya dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta waxa uu shaaca ka qaaday halka ay marayso cafinta deymihii lagu lahaa Soomaaliya iyo dadaaladii ay Hay,ada ‘IMF’ ee International Monetary Fund ugu jirtay cafinta deynta lagu leeyahay Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Hay,adu ay dowladda Soomaaliya ku amaantay horumarka dhanka Maaliyada. Ganacsatada Soomaaliyeed ee…
-
Mas,uuliyiin ka trisan dowladda Soomaaliya oo ku xanibnaa Garoonka Nayoobi oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho
Mas,uuliyiin katirsan dowladda Soomalaiya oo shalay lagu xanibay garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa maanta dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho. Madaxdan ay kenya ku xanibtay Nayroobi ayaa waxaa kamid ahaa wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada Senator ee kala ah Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator…
-
Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay xasilooni la,aanta ka jirta Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo shalay warbixin ka horjeediyay Golaha amaanka ee Qaramada midoobey ayaa sheegay in bishii Maarso oo kaliya ay ka dhaceen Soomaaliya 77 qarax iyo weeraro, kuwaasoo lagu dilay dad fara badan. Antonio Guterres ayaa sheegay in arintaasi ay cadeyn u tahay tababar yarida dowladda Soomaaliya, isagoo caddeeyay in…