Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo booqday deegaanka Yube ee gobolka

Qaar kamid ah golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay deegaanka Yube ee gobolka Sanaag.

Booqashada wasiiradan ayaa salka ku haysay sidii loo dhiiri galin lahaa ciidamada Puntland ee ku sugna jiida hore ee dagaalka.

Wasiiradii booqashada ku tagay deegaanka Yube waxaa hogaaminayay wasiirka waxbarashada Puntland iyo Guudoomiyaha gobolka Sanaag Maxmuud Ismaaciil Ciyoon iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada difaaca Puntland.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com