(Dhegayso) Wasiirka maaliya Soomaaliya oo ka hadlay halka ay marayso deen cafinta Soomaaliya

Wasiirka wasaarada maaliya dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta waxa uu shaaca ka qaaday halka ay marayso cafinta deymihii lagu lahaa Soomaaliya iyo dadaaladii ay Hay,ada ‘IMF’ ee International Monetary Fund ugu jirtay cafinta deynta lagu leeyahay Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in Hay,adu ay dowladda Soomaaliya ku amaantay horumarka dhanka Maaliyada.

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa ayuu baaq udiray wasiirka maaliyada Soomaaliya.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com