Waa imisa tirada ardayda u fariisatay Imtixaanka degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ? (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo agaasimaga guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ayaa kormeer ku tagay dugsiyada Sare iyo dhexe ee degmada Dhahar ee gobolka Sanaag oo ay si habsami leh uga socdaan Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland.

Ujeedada wafdiga ay utageen degmada ayaa ahayd sidii ay ugu kuur gali lahaayeen hanaanka uu usocdo Imtixaanka gobolka.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com