Author: Xasan

1 438 439 440 441 442 509 5280 / 6107 POSTS
Madaxweyne Deni oo kormeeray qalabkii lagu dhisi lahaa Dekeda Garacad (daawo | dhegayso)

Madaxweyne Deni oo kormeeray qalabkii lagu dhisi lahaa Dekeda Garacad (daawo | dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxa uu soo kormeeray qalabkii lagu dhisi lahaa dekedda Garacad oo ka mid ah mashaari [...]
Madaxweyne Deni muxuu kala hadlay Guddiga amniga gobolka Mudug? (dhegayso)

Madaxweyne Deni muxuu kala hadlay Guddiga amniga gobolka Mudug? (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay guddiga amniga ee magaalada Gaalkacyo. A [...]
Qaar kamid ah waddooyinka Garoowe oo xiran iyo dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Qaar kamid ah waddooyinka Garoowe oo xiran iyo dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay xirnaan shaha qaar kamid ah waddooyinka dhex mara ma [...]
Wacaal Darey ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Batroolka

Wacaal Darey ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Batroolka

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Batroolka ee dalka oo horay ay u meel mariyeen golaha wasiirada Soomaaliya . 154 X [...]
Sare ukac ku yimid qiimaha xoolaha ee Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Sare ukac ku yimid qiimaha xoolaha ee Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto neefka Ariga ah ee saylada xoolaha ee magaalada Bosaaso ayaa sare ukac ku yimid waxaana neefka Ariga gowraca lagu kala iiibsana [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Jaamac Cabdiraxmaan ayaa ka soo jeedinaya Daljir Garoowe [...]
Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo la soo gaba gabeeyay iyo eedeesanayaashii oo dil lagu xukumay

Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo la soo gaba gabeeyay iyo eedeesanayaashii oo dil lagu xukumay

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta ufariisatay dhagaysiga dacwada eedeesanayaashii loo haystay kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee [...]
Warbixinta Tartan & Tacliin: Cabdirashiid Cali Sharmarke  Gaalkacyo  fkf Dalmar Sare iyo Xaaji Cabdilaahi  Balidhidhin  iyo Midigale Sacandery

Warbixinta Tartan & Tacliin: Cabdirashiid Cali Sharmarke Gaalkacyo fkf Dalmar Sare iyo Xaaji Cabdilaahi Balidhidhin iyo Midigale Sacandery

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay sanadkii 14aadhabeenkii 1aad Wareegga 1-aad waxaa qaybtii hore indhaha isa saaray Cabdirashiid Cali Sharmarke [...]
Garoowe oo roobsatay (dhegayso)

Garoowe oo roobsatay (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa saaka ka curtay roobkii Gu,ga oo gabi ahaanba biyo dhigay magaalada iyo hareeraheeda. wariya [...]
Wacaal Darey ah: Taliyihii ciidamada Iskudhafka ee Gaalkacyo oo ladilay

Wacaal Darey ah: Taliyihii ciidamada Iskudhafka ee Gaalkacyo oo ladilay

Taliyihii ciidamada iskudhafka ee magaalada Gaalkacyo korneel khaliif Nuur Shiil ayaa goor dhawayd waxaa lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Kooxo baa [...]
Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo markale dib loo dhigay

Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo markale dib loo dhigay

Maxkamada gobolka Nugaal ayaa markale maanta waxa ay dib udhigtay dhegaysiga kiiskii kufsiga iyo dilka isugu jiray ee loo gaystay marxuumad Caasho Ily [...]
1 438 439 440 441 442 509 5280 / 6107 POSTS