Qaar kamid ah waddooyinka Garoowe oo xiran iyo dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

HomeWararka

Qaar kamid ah waddooyinka Garoowe oo xiran iyo dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay xirnaan shaha qaar kamid ah waddooyinka dhex mara magaalada Garoowe. Roobabkii ka da,ay magaalada ayaa sababay in qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada ay fariistaan biyaha roobka. Dhegayso.

Bannaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay caasimada DDS ee Jigjiga
QM oo war ka soo saartay Fataahada dalka ka dhacay
Somaliland baa igu khasbtay qaadashada qoriga si aan hooyaday u difaaco

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay xirnaan shaha qaar kamid ah waddooyinka dhex mara magaalada Garoowe.

Roobabkii ka da,ay magaalada ayaa sababay in qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada ay fariistaan biyaha roobka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: