Wacaal Darey ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Batroolka

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Batroolka ee dalka oo horay ay u meel mariyeen golaha wasiirada Soomaaliya
.
154 Xildhibaan ayaa fadhiyay golaha shacabka , waxaan ansixiyay 150 Xildhibaan,halka 4 Xildhibaan ay ka aamuseen sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Muudey.

Xeerkan ayaa waxa uu soo jiitamayay mudo dheer waxaana aad isugu khilaafay dowladda iyo maamul goboleedyda dalka iyagoo dhowr jeer oo hore ku eedeeyay in xukuumadu ay iska ansixiso xeerar aysan kala tashay maamul goboleedyada.

Diiwaanka warka radio Daljir Bosaaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com