Sare ukac ku yimid qiimaha xoolaha ee Suuqa Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Sare ukac ku yimid qiimaha xoolaha ee Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto neefka Ariga ah ee saylada xoolaha ee magaalada Bosaaso ayaa sare ukac ku yimid waxaana neefka Ariga gowraca lagu kala iiibsana

Shan qodob oo muujinaya sida Kenya ay u diidaneyd ICJ (AKHRISO)
Diyaarado duqeeyey Caluula (dhegayso)
Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir (daawo)

Qiimaha lakala siisto neefka Ariga ah ee saylada xoolaha ee magaalada Bosaaso ayaa sare ukac ku yimid waxaana neefka Ariga gowraca lagu kala iiibsanayay lacag dhan 110 doolar, halka markii hore uu ka ahaa 60doolar ilaa iyo 70 doolar inta udhaxaysa.

Sabbta keentay sare ukaca qiimaha lagu kala iibsanayo Ariga ayaa waxa ay dilaaliintu noogu sheegeen roobabkii Guga oo da,ay iyo xoolo dhaqatada oo unaq naqraacay deegaanadii ay roobabku ka da,een sida uu Daljir usheegay Aadan Jaamc Maxamuud oo kamid ah dilaaliinta suuqa xoolaha ee Bosaaso.

Intabada xoolaha ayaa waxa ay ka yimaadaan gobolda dhexe ee dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: