Madaxweyne Deni oo kormeeray qalabkii lagu dhisi lahaa Dekeda Garacad (daawo | dhegayso)

Madaxweyne Deni oo kormeeray qalabkii lagu dhisi lahaa Dekeda Garacad (daawo | dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxa uu soo kormeeray qalabkii lagu dhisi lahaa dekedda Garacad oo ka mid ah mashaariicda isku-tashiga ah ee ay iska kaashanayaan shacabka Puntland iyo dowladdooda.

Daawo.

Qalabka dhismaha dekadda Garacad.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray qalabka lagu dhisayo dekedda Garacad oo ka mid ah mashaariicda isku-tashiga ah ee ay iska kaashanayaan shacabka Puntland iyo dowladdooda.#TAYAYNIYOTIIGSIPuntland State House

Posted by Puntland State House on Monday, May 20, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com