Falanqeyn: Muxuu salka ku hayaa cadaadiska Kenya ee Soomaaliya ?

Falanqeyn: Muxuu salka ku hayaa cadaadiska Kenya ee Soomaaliya ?

D.r yaasiisn Faarax Cartan oo falanqeeya arimaha siyaada caalamka iyo Soomaaliya ayaa waxaan wax ka waydiinay sabata ka dambaysa xiritaanka Xawaaladaha Soomaalida ee Nayroobi iyo xiriirka siixumaanaya ee Soomaaliya iyo Kenya iyo waxa uu salka ku hayo?

Kenya waxa ay sheegtay in ay baaritaan ku samaynayso Xawaaladaha Soomaalida ee Kenya iyo sharciyadooda.

Dhanka kale magaalada Muqdisho waxaa maanta dib loogu soo celiyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan dowladda Soomaaliya oo ay kenya udiiday Viisaha dalku galka.

wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay arimaahsi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com