Isbitaalda degmada Xarfo oo la gaarsiiyay qalab caafimaad (dhegayso)

Isbitaalda degmada Xarfo oo la gaarsiiyay qalab caafimaad (dhegayso)

Isbitaalka cusub ee degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa loogu deeqay qalab caafimaad oo loogu talagalay in bulshada loogu adeego.

Qalabkan ayaa waxaa Isbitaalka ugu deeqay mulkiilaha shirkada IDIAN OCAN

Dadka degmada ayaa si iskutashi ah ku dhistay Isbitaalkan,maadaama ay baahi badan ay u qabtay degmada in ay hesho adeegyo caafimaad.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com