Author: MCI

1 82 83 84 85 86 220 1008 / 2631 POSTS
Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo laga codsaday inay la xaajooto dowlad goboleedyada

Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo laga codsaday inay la xaajooto dowlad goboleedyada

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo lagu tilmaamo dadka mucaaradka ku ah xukuumadda hadda jirta ee madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dow [...]
Madaxda ONLF oo ku wajahan Muqdisho

Madaxda ONLF oo ku wajahan Muqdisho

Guddoomiyaha guud ee jamhadda ONLF Maxamed Cumar Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo saraakiisha jamhadiisa katirsan ayaa ku wajahan Muqdisho. Xild [...]
Ciidamada Somaliland oo gaaray deegaanka Dhumay ee gobolka Sool

Ciidamada Somaliland oo gaaray deegaanka Dhumay ee gobolka Sool

Ciidamada Somaliland ayaa gaaray deegaanka Dhumay oo uu ka dhacay dagaal ay ku geeriyoodeen dad ka badan toban qof, tiro intaasi ka badana ay ku dhaaw [...]
Taliyaha Militariga ee Soomaaliya oo la kulmay saraakiil katirsan Mareykanka

Taliyaha Militariga ee Soomaaliya oo la kulmay saraakiil katirsan Mareykanka

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday dawladda Mareykanka [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Duqa degmada Bossaso oo loo doortay Cabdisalaan Bashiir iyo Kuxigeenkii hore  (dhegayso)

Duqa degmada Bossaso oo loo doortay Cabdisalaan Bashiir iyo Kuxigeenkii hore (dhegayso)

Duqa degmada Bosaso ayaa waxaa ku guulaystay Cabdisalaan Bashiir oo shalay iska casilay xilka Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland si uu tartanka ga [...]
Duqa cusub ee degmada Bosaso shanta sano ee soo socota oo maanta la dooranyo

Duqa cusub ee degmada Bosaso shanta sano ee soo socota oo maanta la dooranyo

Waxaa maanta a filayaa inay ka dhacdo dowladda hoose ee Bosaso doorashada duqa degmada Bosaso mudada shanta sano ee soo socota. Doorashadan ayaa wa [...]
Heshiis Sadex Geesood ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya

Heshiis Sadex Geesood ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya, Eriteriya iyo Itoobiya

Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriteriya ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey habeenimadii xalay heshiis sadex geesood ah oo dhexmaray dowladaha Soomaa [...]
Michal Keating oo muddo xileedkiisa Soomaaliya ee QM ka dhamaaday

Michal Keating oo muddo xileedkiisa Soomaaliya ee QM ka dhamaaday

Xogahayaha guud ee QM Antonio Gutress ayaa qorshayanaya inuu badalo wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo muddo xileedkiisa uu dhamaaday. Ke [...]
Isbadalo lagu sameeyey safaaradda Soomaaliya ee Suudaan (sawiro)

Isbadalo lagu sameeyey safaaradda Soomaaliya ee Suudaan (sawiro)

Munaasabadan uu xilka Kula Wareegayay Siihayaha Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Cusman Axmed Maxamed ayaa ka dhacday Gudaha Saf [...]
Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maalintii labaad socda

Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maalintii labaad socda

Waxaa maanta mar kalle ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose shirka madaxda iskaashiag ee dowlad goboleedyada Soomaaliya oo sha [...]
Soomaaliya oo ka faa’iidaysanaysa lixdanka bilyan ee doolar ee Shiinaha

Soomaaliya oo ka faa’iidaysanaysa lixdanka bilyan ee doolar ee Shiinaha

Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midow [...]
1 82 83 84 85 86 220 1008 / 2631 POSTS