Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maalintii labaad socda

Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maalintii labaad socda

Waxaa maanta mar kalle ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose shirka madaxda iskaashiag ee dowlad goboleedyada Soomaaliya oo shalay furmay.

Shirkan ayaa waxaa furitaankiisa joogay wakiilka QM ee Soomaaliya Keating, sidoo kalena madaxda ayaa shalay khudbadahooda ku weeraray siyaasadda dowladda dhexe ee dalka.

Shirkan ayaa u badan sidii hore in lagu dhaliilo xukuumadda hadda jirta oo iyadu laftigeedu aan wax war ah kasoo saarin eedaymaha loo soo jeediyay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com