Michal Keating oo muddo xileedkiisa Soomaaliya ee QM ka dhamaaday

Michal Keating oo muddo xileedkiisa Soomaaliya ee QM ka dhamaaday

Xogahayaha guud ee QM Antonio Gutress ayaa qorshayanaya inuu badalo wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo muddo xileedkiisa uu dhamaaday.

Keating ayaa muddo laba sano iyo bar ka howlgalayay Soomaaliya.

Warar ayaa sheegaya in xilkaasi loo wado Nicolas Haysom oo QM kala shaqeeyey dalalka Afgaanistaan, Suudaanta Koonfureed iyo Suudaan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com