Duqa degmada Bossaso oo loo doortay Cabdisalaan Bashiir iyo Kuxigeenkii hore (dhegayso)

Duqa degmada Bosaso ayaa waxaa ku guulaystay Cabdisalaan Bashiir oo shalay iska casilay xilka Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland si uu tartanka ga qaybgalo.

Musharaxa la tartmay ayaa ahaa Maxamed Mire.

Cabdisalaan ayaa ku guulaystay 28 cod. Maxamed Mire ayaa helay 3 cod.

Kuxigeenka duqa degmada Bosaso ayaa loo doortay Siciid Garoon oo toban sano in ka badan xilkaasi soo hayey.

Hoos ka dhegayso warbixinta wariye Xasan Heykal.

Sawiro.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com