Author: MCI
-
Madaxwayne Farmaajo oo maanta furaya kulanka labada aqal ee baarlamaanka
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah furaya kalfadhiga labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Kalfadhigan ayaa waxaa uu ka furmi doonaa dugsiga Janeraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoona qabanqaabada furitaanka kulankan si’aad ah uga socdo Muqdisho. Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu khdubad uu ka horjeediyo kulanka uu uga hadlayo…
-
Axmed Madoobe oo ka jawaabay xisaabcelinta DFS ay ka dalbatay maamulada (dhegayso)
Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay warqad codsi oo ay dhowaan soo saartay wasaaradda maaliyadda ee Soomaaliya oo lagu dalbaday inay xisaabcelin ay keenaan madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa sheegay inuu warqadda xisaabcelinta lagu dalbanayo uu ku arkay baraha bulshada, oo ay dowladda gelisay, sida uu hadalka u dhigay, waxaana uu sheegay…
-
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Sheekeeye. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhagayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b94f2460a0100f3b4b85ef9/Barnaamijka+xulashada+Daljir+Axxad+2018+09-09+By++Shekeeye+.MP3
-
Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Aragtida dadweynaha iyo fashilka ku yimid dayactirka waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo (dhegayso)
Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, ayaa maanta waxaana looga dooday fashilka kuyimid mashruucii dhismaha wadada halbowlaha ah ee isku xirta Garoowe iyo Gaalkacyo. Wariye Xasan Heykal ayaa Bosaaso ka soo jeedinaya . Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b94eaa10101002acf37355c/Muuqaalka+Bulshada+%2C+Wadada+Garoowe+iyo+Gaalkayo+oo+la+hakiyay++9-9-2018+.mp3
-
Madaxweynaha Dowladda Soomaalida oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis
Madaxwaynaha Soomaali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad deegaanka, waxaana uu ugu baaqay inay shacabkooda u shaqeeyaan oo ay dhowraan xuquuqda aadanaha. ” Waa in aad fulisaan dardaarankeeni ahaa in xuquuqda insaanka la ilaaliyo, oo wixii hore aad qabanayseen ee shaqooyin ahaa ee faraha badnaa aad ku dartaan in dadkii…
-
Madaxwaynaha Soomaaliya oo darajooyinkii ciidamada ka qaaday sarkaal katirsanaa NISA
Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qaaday dhammaan darajooyinkii ciidmaada sareeye guutto Gen Cabdalla Cabdalla oo ka mid ahaa saraakiisha hay’adda NISA ee ammaanka qaranka oo la ruqseeyey. Go’aanka madaxwaynaha ayaa yimid kadib markii soo jeedin uga timid agaasimaha NISA oo ruqseeyey janeraalkaasi oo noqday agaasime kuxigeenka hay’adda NISA. Sareeye Guuto Cabdalla…
-
Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Isbitaalka Guud ee Garoowe mayahay mid daboolay adeegyadii Caafimaad ee Bulshada . (dhegayso )
Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo Arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, waxaana maanta looga dooday Adeegyada Caafimaad ee uu bixiyo Isbitaalka Garoowe iyo cabashada shaqaalaha Isbitaalka . Wariye Xasan Heykal ayaa Bosaaso ka soo jeedinaya . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b93b5430401000db41a60d3/Barnaamijka+Muqaalka+Bulshada+%2C+Xaalada+Isbitaalka+Garoowe++8-9-2018+.mp3
-
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Sheekeeye. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b93a5c20a01008daab8311b/Barnaamijka+xulashada+Daljir+2018+-September+08+By+Ahmmed+Sheekeeye.mp3
-
Saamayn intee la’ eg ayaa joojinta mashruuca wadada Garoowe iyo Gaalkacyo keeni kartaa?
Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay inay gabi ahaanba joojisay maalgelinta mashruuca dhismaha waddooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo khilaaf iyo musuq maasuq hareeyey dartii. Mashruucan ayaa waxaa ku baxayay inka badan sodon milyan oo doolar, waxaana uu ahaa mid waxtarkiisa si’aad ah looga sugayay gobolada Puntland. Haddaba joojinta mashruucan saamayn intee la’eg ayuu ku yeelan karaa bulshada iyo…
-
Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada oo hakiyay wada shaqayntii dowladda dhexe (Akhriso)
Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada oo ku shirsan magaalada Kismaayo ayaa go’aamiyay inay hakiyaan wada shaqayntii ay la lahaayeen dowladda dhexe. Warsaxaafadeed ay kasoo saareen shirkoodii uga socday magaalada Kismaayo ayaa madaxwaynayaasha Puntland, Jubaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hir Shabelle ku eedeeyeen inay dowladdu ku tumatay dastuurka oo ay dhaqaaalihii ammaanka wax looga qaban lahaa ku burburinayso…
-
Bankiga Adduunka oo 9 Milyan oo doolar ku maalgalinaya kaabayaasha dhaqaalaha Garoowe iyo magaalooyinka kalle ee Koonfurta Soomaaliya
Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka ayaa daah furay mashruuc lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqalaaha ee Soomaaliya oo ay ku kacayso 9 milyan oo doolar, taasi oo uu tilmaamay inay tahay tijaabadii ugu horaysay ee maalgalineed ee kaabayaasha dhaqaalaha oo Bankigu bixiyo. “Kaalinta Bankiga Adduunka ee Soomaaliya waxaa ka shaqaynta dhismaha iyo awoodda dowladnimo, si loo…
-
Markab xeebaha gobolka Mudug kusoo caariyay oo lagu dul dagaalamayo
Wararka ka imaanaya deegaanka Galhagoog oo 70km ayaa sheegaya in dagaal uu ka socda deegaankaasi oo 270km dhanka bari ka xigta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad deegaankaasi oo doonaya inay bililiqo ka gaystaan markab soo caariyay, lamana oga xaaladda markabka iyo shaqaalaha lasocday iyo khasaaraha dagaalka. Dhanka…