Duqa cusub ee degmada Bosaso shanta sano ee soo socota oo maanta la dooranyo

HomeWararka

Duqa cusub ee degmada Bosaso shanta sano ee soo socota oo maanta la dooranyo

Waxaa maanta a filayaa inay ka dhacdo dowladda hoose ee Bosaso doorashada duqa degmada Bosaso mudada shanta sano ee soo socota. Doorashadan ayaa wa

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Waxaa maanta a filayaa inay ka dhacdo dowladda hoose ee Bosaso doorashada duqa degmada Bosaso mudada shanta sano ee soo socota.

Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya laba musharax oo kala kusimaha duqa degmada Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan iyo Maxamed Faarax Xaaji Mire.

Labada Musharax ayaa waday olole ay xildhibaanada golaha deegaanka Bosaso oo tiradoodu tahay 31xubnood ay codkooda uga helayaan.

Bosaso oo ah isha ganacsiga iyo dhaqaalle ee Puntland ayaa horay loo kala diray golihii deegaanka ee degmada, kadib is qabqabsi ka dhex bilowday.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: