Author: MCI

1 18 19 20 21 22 220 240 / 2631 POSTS
Qaxooti Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Yeman oo dib loogu soceliyey Soomaaliya

Qaxooti Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Yeman oo dib loogu soceliyey Soomaaliya

Afhayeenka Hay’adda Qaramada Midoobey ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, Bakar Balooj ayaa sheegay in ku-dhawaad 4,300 qaxooti Soomaali ah oo [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Xaaladda deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho oo roob khasaare uu ka gaystay (dhegayso)

Xaaladda deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho oo roob khasaare uu ka gaystay (dhegayso)

Gabar 17 sano jir ah iyo laba carruur ah ayaa daad uu kula tagay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho, sidoo kalle gaadiid xoolo waday ayaa isla d [...]
Khasaare ka dhashay roobabkii ka da’ay Karkaar iyo carruur ku geeriyootay duleedka Qardho

Khasaare ka dhashay roobabkii ka da’ay Karkaar iyo carruur ku geeriyootay duleedka Qardho

Sadex carruur oo laba wiil iyo hal gabar ay tahay ayaa lagu la'yahay roobkii ka da'ay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka magaalada Qardho, kadib roob d [...]
Ciidamo Al shabaab ka tirsan oo lagu laayey gobolka Baay

Ciidamo Al shabaab ka tirsan oo lagu laayey gobolka Baay

Xarakada Al shabaab ayaa werar ku qaaday saldhigyo Ciidamada AMISON iyo kuwa dawlada goboleedka Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegano ka tirsan gobo [...]
Waa sidee xaaladda haweenka dhimirka la’ ee Bosaso (dhegayso)

Waa sidee xaaladda haweenka dhimirka la’ ee Bosaso (dhegayso)

  Cawil Axmed Yuusuf oo ah maamulaha xarunta haweenka dhimirka la’a ee marwo oo ah xarun lagu xanaaneyo dumarka dhimirka la’,    xaruntan waxa [...]
Hawlgalo amniga lagu sugayo oo kasocda dawlad goboleedka Galmudug

Hawlgalo amniga lagu sugayo oo kasocda dawlad goboleedka Galmudug

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dawlad goboleedka Galmudug oo iskaashanaya ayaa hawlgalo Amniga  lagu sugayo ka bilaabay bishaan barakaysan ee Ramadaa [...]
Sanaag: Puntland oo qaramaysay sideed boqol oo askari iyo guddoomiye gobol oo kasoo goostay Somaliland (dhegayso)

Sanaag: Puntland oo qaramaysay sideed boqol oo askari iyo guddoomiye gobol oo kasoo goostay Somaliland (dhegayso)

Magaalada Balli-busle ee gobolka Sanaag ayaa waxaa maanta lagu qabtay xaflad wayn oo lagu soo dhoweynayo ciidamo, saraakiil iyo guddoomiyihii gobolka [...]
Galmudug oo ku dhawaaqday inay joojisay wada shaqayntii dowladda dhexe

Galmudug oo ku dhawaaqday inay joojisay wada shaqayntii dowladda dhexe

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu hakiyay wada shaqayntii kala dhaxeeysay dowladda dhexe ee faderaalka Soomaaliya. Sida lagu sheegay warsxaa [...]
Guddoomiyihii Somaliland ee  Baran oo is-casilay, kuna wajahan Garoowe

Guddoomiyihii Somaliland ee Baran oo is-casilay, kuna wajahan Garoowe

Guddoomiyihii Somaliland ee magaalada Baran oo Somaliland ay u aqoonsantahay inuu yahay gobol ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay gobolkaasi. &nbs [...]
Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho oo ku guulaystay ammaanka bisha Ramadaan

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho oo ku guulaystay ammaanka bisha Ramadaan

Taliya ku xigeenka ciidanka Booliska Gen: Sakiya oo shir jaraa'iid ku qabatay magaalada Muqdisho  ayaa ka warbixisay hawlgalada ka socda magaalada Muq [...]
Askar ka tirsan Ciidamada dawladda oo Qarax lagula eegtay Balcad

Askar ka tirsan Ciidamada dawladda oo Qarax lagula eegtay Balcad

Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan  duleedka Degmada Balcad  ayaa saaka halkaa waxaa Qaraxyo lagula eegtay Askar ka tirsan Ciidamada  dawlada Soomaal [...]
1 18 19 20 21 22 220 240 / 2631 POSTS