Waa sidee xaaladda haweenka dhimirka la’ ee Bosaso (dhegayso)

 

Cawil Axmed Yuusuf oo ah maamulaha xarunta haweenka dhimirka la’a ee marwo oo ah xarun lagu xanaaneyo dumarka dhimirka la’,    xaruntan waxaa gacanta ku hayo wiil dhalinyaro ah oo si isxil qaan ah ugu istaagay haweenka la ildaran xanuunka waalida ,sida aan wada ognahay waayadaan waxaa deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaaso ku soo badanaya haweenka la daalaadhacaya Xanuunka waalida .

Cawil waxa uu ku daweeya haweenka dhimirka la’a Qur’aanka kariimka ah sida uu sheegay  cawil majirto Cid gacan kasiisa ama maalgalisa .

Cawil Axmed Yuusuf oo ah maamulaha xarunta marwa waxa uu u waramay wariye Hodan Sulub Diini.

Hoos ka dhageyso .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com