Ciidamo Al shabaab ka tirsan oo lagu laayey gobolka Baay

HomeWararka

Ciidamo Al shabaab ka tirsan oo lagu laayey gobolka Baay

Xarakada Al shabaab ayaa werar ku qaaday saldhigyo Ciidamada AMISON iyo kuwa dawlada goboleedka Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegano ka tirsan gobolka Baay ,kuwaasoo kala ah Bardaale , Qansax Dheere,Goof Guduud . Weerarkan ay Al shabaab ku soo qaadeen deegaanadaas xalay saqdii dhexe  ayaa waxa ay kala kulmeen khasaaro xooggan.

Shiinaha oo ku eedeeyay Mareykanka inuu ka dambeeyo faafida cudurka Coronavirus
Madasha Xisbiyada oo qoraal u diray Madaxda dowladda, walaacna ka muujiyay xiriir ka dhaxeeya NISA iyo Shabaab
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray waddo muhiim u ah shacaka Gaalkacyo

Xarakada Al shabaab ayaa werar ku qaaday saldhigyo Ciidamada AMISON iyo kuwa dawlada goboleedka Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegano ka tirsan gobolka Baay ,kuwaasoo kala ah Bardaale , Qansax Dheere,Goof Guduud .

Weerarkan ay Al shabaab ku soo qaadeen deegaanadaas xalay saqdii dhexe  ayaa waxa ay kala kulmeen khasaaro xooggan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: