Khasaare ka dhashay roobabkii ka da’ay Karkaar iyo carruur ku geeriyootay duleedka Qardho

HomeWararka

Khasaare ka dhashay roobabkii ka da’ay Karkaar iyo carruur ku geeriyootay duleedka Qardho

Sadex carruur oo laba wiil iyo hal gabar ay tahay ayaa lagu la'yahay roobkii ka da'ay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka magaalada Qardho, kadib roob d

Xukumaduu soo Dhisay Muuse Biixi, Wasiirada qaabkeebu u xulay (Warbixin)
Taliyaha Ciidanka Jabuuti oo Maanta Gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Sadex carruur oo laba wiil iyo hal gabar ay tahay ayaa lagu la’yahay roobkii ka da’ay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka magaalada Qardho, kadib roob daadad wata oo halkaasi ka da’ay.

Wararka ayaa sheegaya qoyska oo xoolo dhaqato ahaa inay deganaayeen dooxo biyo mareen ah xiliga roobka uu ku da’ayay, waxaana sidoo kalle dhaawac ah shan carruur ah oo lasoo badbaadiyay oo biyuhu la tageen.

Gabi ahaanba waxaa hakad ku jira isku socodka magaalooyinka Qardho iyo Garoowe, iyadoo ay go’day buundooyin iyo wadada laamiga ee isku xiriirin jiray.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: