Xaaladda deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho oo roob khasaare uu ka gaystay (dhegayso)

Xaaladda deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho oo roob khasaare uu ka gaystay (dhegayso)

Gabar 17 sano jir ah iyo laba carruur ah ayaa daad uu kula tagay deegaanka Xaaji Khayr ee duleedka Qardho, sidoo kalle gaadiid xoolo waday ayaa isla deegaankaasi ku rogmaday.

Arrimahaasi oo dhan ayaa waxaa fahfaahinaya nabadoon Maxamuud Xaaji Khayr oo ka mid ah duqayda dhaqan ee deegaankaasi.

MCI ayuu u waramay isagoo deegaankaasi ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com