Guddoomiyihii Somaliland ee  Baran oo is-casilay, kuna wajahan Garoowe

HomeWararka

Guddoomiyihii Somaliland ee Baran oo is-casilay, kuna wajahan Garoowe

Guddoomiyihii Somaliland ee magaalada Baran oo Somaliland ay u aqoonsantahay inuu yahay gobol ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay gobolkaasi. &nbs

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Baaq u Diray Jaaliyadda Deegaanka

Guddoomiyihii Somaliland ee magaalada Baran oo Somaliland ay u aqoonsantahay inuu yahay gobol ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay gobolkaasi.

 

Wararka uu radio Daljir uu ka helayo magaalada Baran ayaa sheegaya sababta uu isku casilay inay tahay kadib markii uu ka xumaaday ciidamada Somaliland ee ay soo gaarsiisay deegamada gobolka, kuwaasi oo la sheegayo in ujeedkoodu yahay dagaal iyo awood ay kula wareegaan gobolka Sanaag.

Xiisado ayaa wali kajira gobolka Sanaag, iyadoona todobaadkan ay ahayd markii ay lix boqol oo askari ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland kuwaasi oo u dhashay gobolka Sanaag.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: