Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Hay’adda PAC oo kulan wacyigalin ah u qabatay Ardayda Jaamacadaha Gaalkacayo (dhegayso+Sawiro)

Hay.ada Ladagaalanka Cudurka HIV/AIDS U qabilsan Puntland ee PAC ayaa kulan wacsogalin ah uqabatay Ardayda Jaamacadaha, Shaqaalaha Cafiimaadka.iyo qay

Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso|daawo)
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntalnd ayaa maanta qaabilay wafti ka socday Safaaradda Dalka Norway ay ku leedahay Dalka Kenya
Siciid Diiriye: “Dadka Kismaayo isugu tegey waxaan leeyahay ha soo laabanina idin koon …” (daawo)

Hay.ada Ladagaalanka Cudurka HIV/AIDS U qabilsan Puntland ee PAC ayaa kulan wacsogalin ah uqabatay Ardayda Jaamacadaha, Shaqaalaha Cafiimaadka.iyo qaybaha kala Gadisan ee bulshada Magalaada Galkacayo

kulanka oo kadhacay isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa looga hadlayay sidii loo yarayn lahaa faquuqa lagu hayo dadaka lanool Xanuunka HIV.

Wariye Shaafici Cabdiqaadir Warsame ayaa Warbixintan kaso diray Gaalkacyo


a

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: