Author: Lakiman

1 673 674 675 676 677 1,486 8100 / 17826 POSTS
DFS oo faahfaahin kabixisay duqayn ka dhacday Sh/Hoose

DFS oo faahfaahin kabixisay duqayn ka dhacday Sh/Hoose

Ciidaanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidamada Africom ee Mareykanka ayaa la sheegay inay howlgal ku dileen Xubno ka tirsan AL-shabaab,kaa [...]
Madaxweynaha Somaliland oo Arrimo xasaasi ah kaga hadlay xuska Munaasabada 18-ka May (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliland oo Arrimo xasaasi ah kaga hadlay xuska Munaasabada 18-ka May (dhegayso)

Soomaliland ayaa maanta xustay sanadguuradeedi 29naad markii ay ku dhawaaqaday inay gooni isu taagayso balse intaas aan wadana ictiraafin Munaasabad k [...]
DFS oo gargaar cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 garsisay Buhoodle

DFS oo gargaar cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 garsisay Buhoodle

Wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Somaaliya ayaa gordhow ka dagay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Buhoodle ee [...]
Awood qaybsiga Galmudug oo laga cabanayo (dhegayso)

Awood qaybsiga Galmudug oo laga cabanayo (dhegayso)

Masuuliyiin katirsna maamulka Xeraale ayaa ka qeyb galay kulan looga cabanayay awood qeybsiga Gamudug. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan k [...]
Dowladda Qatar oo war ka soo saartay qarixi shalay Gaalkacyo ka dhacay

Dowladda Qatar oo war ka soo saartay qarixi shalay Gaalkacyo ka dhacay

Dowladda Qatar ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaiyeed uga tacsiyadeysay dadkii ku dhintay weerarkii isqarxinta ahaa ee ka dhacay [...]
Khilaafka Kenya iyo Somaaliya oo markale soo cusboonaday  (dhegayso|daawo)

Khilaafka Kenya iyo Somaaliya oo markale soo cusboonaday (dhegayso|daawo)

Dowladda kenya ee Soomaliya ku haysta xeebteeda ayaa marki sadexaad codsatay in dib loo dhigo dacwada dhinaca badda ah. Shacabka Somaliyeed ayaa amin [...]

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Puntland oo dib u fasaxday ka ganacsiga iyo keenista Qaadka

Puntland oo dib u fasaxday ka ganacsiga iyo keenista Qaadka

Qoraal ka soo baxay Puntland ayaa caawa lagu sheegay in beri laga bilaabo ay Puntland fasaxday ka ganacsiga qaadka,maadama horey Puntland u mamnuucday [...]
Bosaaso oo laga furay xarunta Maareynta iyo daryeelka Covid-19 (Daawo)

Bosaaso oo laga furay xarunta Maareynta iyo daryeelka Covid-19 (Daawo)

Waxaa maanta magaalada Bosaaso laga furay Xarunta maaraynta iyo daryeelka covid-19 oo loogu talagalay in lagu hayo ama lagu daryeelo dadka uu haleelo [...]
Taarikh Nololeedki AUN Guddoomiyihii gobalka Mudug Axmed Muuse (dhegayso)

Taarikh Nololeedki AUN Guddoomiyihii gobalka Mudug Axmed Muuse (dhegayso)

Farxaan Cali Xaad oo horay u soo noqday gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee gobolka Mudug sidoo kalana ahaa agaasimihii guud ee wasaarada Kaluumaysiga da [...]
AUN Guddoomiyihi Gobalka Mudug Axmed Muuse Nur oo galabta la Aasay (Daawo)

AUN Guddoomiyihi Gobalka Mudug Axmed Muuse Nur oo galabta la Aasay (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Oo ka qayb-galka aas-Qaran oo loo sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Mudug Axme [...]
1 673 674 675 676 677 1,486 8100 / 17826 POSTS