Author: Lakiman
-
Xaalado Cusub oo COVID19 Ah oo Laga Diiwaan Geliyay Puntiland, Gobalka Banaadir, Somaliland Iyo Koonfur Galbeed
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka bogsoodeen 15 qofood taaso oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 178 oo ka dhigan inay xanuunka ka reysteen ku dhawaad 12% dadkii uu feyrusku haleelay. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo…
-
Guddiga ka hortagga Covid19 oo ka shiray xakameynta bulshada ee dabaal degga Maalmaha Ciidda
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19,kaasoo habeen walba hab muuqaal ah dhanka Internet-ka ah ay ku yeeshaan Xubnaha Guddiga. Shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshe ay bulshadu maalmaha ciidda ugu damaashaadi karaan faxadda, iyada oo la joogteynayo tallaabooyinka lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona. Qorshaha ayaa waxaa…
-
Madaxweynaha Turkiga oo ku dhaawaqay in bandow lagu soo rogi doono dalkaas Maalmaha Ciida
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu bandow ku soo rogay maalmaha ciidda dhammaan gobolada dalkaas, laga bilaabo maalinta Sabtida ee soo socota, si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus. Erdgan ayaa ku dhawaaqay in bandowgan uu socon doono muddo afar maalmood ah, laga bilaabo maalinta Sabtida ee soo socota, isla markaana ku eg…
-
Puntland oo maanta bilowday Buufinta Ayaxa (dhegayso)
Diyaaradahaan oo dhawaan Dowladda Soomaaliya ay Puntland ku wareejisay ayaa waxaa ay buufinta Ayaxa Maanta oo Talaado ah ka bilaabeen deegaanka Godobjiraan ee Gobolka Nugaal. Wasaaradda degaanka Beeraha Dowladda Puntaland ayaa ka hadashay buufinta ayaxa ee Maanta la bilaabay. Hadab si aan arimahaas iyo sia wax u socdaan xog uga helno ayaanu khadka taleefanka kula…
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhegayso
-
Somaliland: dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 oo soo badanaya
Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay kiisas horleh oo Cudurka Coronavirus ah oo laga helay deegaannadeeda iyo qofkii 10aad oo Cudurkaas ugu dhintay Soomaaliland tan iyo markii Cudurka laga helay. Guddiga wacyigelinta iyo ka hortagga COVID-19 u qaabilsan Soomaaliland ayaa sheegay in la baaray 35 Ruux oo looga shakisnaa Cudurka COVID-19 balse Cudurka laga helay 8 Qof…
-
Guddoomiyaha gobalka Banaadir iyo Wasiirka dhalinyarada DFS oo Heshiis kala saxiixday
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo dadka danta yar ee ku nool caasimadda. Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Sadiiq Warfaa oo duqa Muqdisho ku soo dhaweeyay xafiiskiisa ayaa sheegay in Mashruucan…
-
Taarikhda degmadda Jariiban ee Gobalka Mudug Taxanaha 1aad (Daawo)
Maxaad kala socotaa Taariikhda Facaweyn ee degmada Jariiban Gobolka Mudug, Waa magaalo ay kuyaalaan Sadex Ceel oo Jiraa ah, Sida CEL GOWS IYO SHADEEDLEY, Nabadoon Muuse Maxamuud Samatar ayaan uga waramay Mohamad Hassan Dhalo. Waana Qaybti 1aad ee Waraysigan.
-
Guddiga gurmadka Qardho ayaa soo bandhigay dhaqaale ay soo direen shacabka Somaliyeed (Daawo)
Guddiga gurmadka Magaaladda Qardho ayaa xalay soo bandhigay dhaqaale ay soo direen qaar kamid ah jaaliyadaha somaliyeed ee dalka dibadiisa. Hoos ka daawo.
-
Puntland oo ka hadashay kisaas cusub oo covid-19 ah oo laga helay degaano kala duwan (Daawo)
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho. Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ka soo jeedinaysa Wariye Faadumo Degan Daahir!