Khilaafka Kenya iyo Somaaliya oo markale soo cusboonaday (dhegayso|daawo)

Khilaafka Kenya iyo Somaaliya oo markale soo cusboonaday  (dhegayso|daawo)

Dowladda kenya ee Soomaliya ku haysta xeebteeda ayaa marki sadexaad codsatay in dib loo dhigo dacwada dhinaca badda ah.
Shacabka Somaliyeed ayaa aminsan in kenya ay sheganayso dhul aysan lahayn,balse waxaa siyaabo kaal duwan uga hadlaya Siyaasiyiinta Somaliyeed.

Yaasin faarax Cartan oo Arrimaha Siyaasadda falanqeeya ayaa Radio Daljir xili uu la hadlayey wuxu ka hadlay sababta kenya ku doonayso in marki 3aad dib loo dhigo dacwada.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com