Madaxweynaha Somaliland oo Arrimo xasaasi ah kaga hadlay xuska Munaasabada 18-ka May (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Somaliland oo Arrimo xasaasi ah kaga hadlay xuska Munaasabada 18-ka May (dhegayso)

Soomaliland ayaa maanta xustay sanadguuradeedi 29naad markii ay ku dhawaaqaday inay gooni isu taagayso balse intaas aan wadana ictiraafin Munaasabad k

Puntland oo Beesha caalamka u gudbisay Warsaxafadeed ku saabsan fashilka shirkii Garoowe (dhegayso)
Maxaa looga hadlay kulankii Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ?
IFJ ” Waxaan aad uga walaacsanahay dhibaatooyinka sii kordhaya ee saxafiyiinta Soomaaliya

Soomaliland ayaa maanta xustay sanadguuradeedi 29naad markii ay ku dhawaaqaday inay gooni isu taagayso balse intaas aan wadana ictiraafin Munaasabad kooban oo Madaxweynaha Maamulkaas khudbad uga jeedinayey Shacabka ayna fadhiyeen Madaxda xisbiyada ayaa ka dhacday Hargeiza .

Madaxweyne biixi oo halkaas ka khudbeeyey ayaa sheegay inay Soomaliland wax badan u qabsoontay waxna qabya ka yihiin isagoo sheegay in mashaariic gaaraya 21 Millyan oo Dollar ay u baaqdeen Cudurka Coronavirus Awgis .

Muuse oo ka hadlay isku dhacyada Qabaailka Soomaliland ayaa ku tilmaamay nasiibdaro isagoona baaq u diray Guurtida iyo waxgaradka kale ee Somaliland inay ka saqeyaan soo Afjarida meelaha wax ka jiraan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: