DFS oo gargaar cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 garsisay Buhoodle

HomeWararka

DFS oo gargaar cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 garsisay Buhoodle

Wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Somaaliya ayaa gordhow ka dagay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Buhoodle ee

Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya oo war ka soo saartay colaada ka tagaan Baladweyn
Howl-wadeeno ka Tirsan Daljir oo Shil Gaari ku Galay Duleedka Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha oo ka hadlay qaraxii maanta, kana tacsiyeeyay dadkii ku dhintay

Wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Somaaliya ayaa gordhow ka dagay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn.

Diyaarad siday gargaar dawooyin ah oo loga hortagayo covid-19 ayaa laga dajiyey Buhoodle,iyado masuuliyin ka tirsan dowladda somaaliya ay halkaas khudbado ka jeediyeen ku aadan sidi looga hortagi lahaa cudurka caronavirus.

Faahfaahin dheeri ah Gordhow la soco.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: